VOA – Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka – Geedi-socodka Soomaaliya – 13/04/2012

Barnaamijka faaqidaada todobaadka oo ka hadlaya qorshaha geedi-socodka Soomaaliya. Waxaa ka qeyb galay Raysulwasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiweli Cali Gaas, AV. Cumar Dhegey, Nuradin Aden Dirie iyo Aadan Ibraahim Aw Xirsi.

Dhegeysi wacan: Fadllan ka dhiibo fikradahaaga.

Leave a Reply