Heshiiska Shirkadaha Ajnabiga – Doodwadaag Universal TV – 19/01/2011

DOODWADAAG – Universal TV – 19/01/2011

Barnaamijkan Doodwadaag waxaa uu ku saabsan yahay heshiisyada ay Soomaaliya maanta la gasho shirkadaha ajnabiga ah, ha ahaadeen kuwa nabadgelyada sugaya amaba kuwa doonaya in ay kheyraadka dabiiciga ah ka faa’iideystaan. Waxaa doodan ka qeybgaley; Nuuradiin Aadan Diiriye iyo Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur.

Dhegeysi Wacan, fadllan fikirkaagana ka dhiibo:
 

Leave a Reply