Barnaamijka Fool ka Fool – Universal TV – Khilaafka Kenya iyo Sudan – 15/12/2011

Barnaamijka Fool ka Fool ee Universal TV ayaa soo bandhigaya falanqeyn ku saabsan saameynta ay Geeska Afrika ku leedahay khilaafkii soo kala dhex galey Kenya iyo Sudan ka dib markii makamad ku taalla dalka Kenya ay amartey in la soo xiro Madaweynaha Sudan Cumar Al- Bashiir.

Dhegeysi wacan: Fadllan fikirkaagana ka dhiibo.

 

 

 

Leave a Reply