Barnaamijka faaqidaada todobaadka oo ka hadlaya qorshaha geedi-socodka Soomaaliya. Waxaa ka qeyb galay Raysulwasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiweli Cali Gaas, AV. Cumar Dhegey, Nuradin Aden Dirie iyo Aadan Ibraahim Aw Xirsi.
Dhegeysi wacan: Fadllan ka dhiibo fikradahaaga.